Midnimo, Maandeeq, iyo Muraayaddii Jabtay (Paperback)

Midnimo, Maandeeq, iyo Muraayaddii Jabtay By Muxammad Yuusuf Cover Image

Midnimo, Maandeeq, iyo Muraayaddii Jabtay (Paperback)

$11.99


Not On Our Shelves—Ships in 1-5 Days
(This book cannot be returned.)

"Halgankiyo midnimadiyo

Raggii calanka soo mudey

An baroorannee maye?


Mataaneynti Qarankiyo

Haddii magicii naga lumay

Maxay noloshu noo tahay

Kolley mowdku waa gare

Nafta maysku aasnaa?


Haddaan weynay maan iyo

Aqli noo maqoorada

Ma inaan gob nahay baan

Martidiyo shisheeyaha

'Masawira' niraahnaa?


Nin waliba muraad lehe

Inuu qoys maciin bido

Majarihii Xorriyadduna

Ka habaabo marrinkii

Maangaabnimaa lehe

Marna mays tiraahdeen

'Hanta labada kii mudan? '


-CABDULQAADIR X. YAMYAM: Bandhiggii Tiiraanyada.

Product Details ISBN: 9781838400859
ISBN-10: 1838400850
Publisher: Garanuug Limited
Publication Date: May 1st, 2022
Pages: 134
Language: Somali